MuqdishoNews.com

Jubba Airways oo dulimaadyo cusub ku sameysay diyaar cusub + Sawiro
Shirkadda diyaaradaha ee Jubba Airways ayaa keentay markii ugu horeysay diyaarad casri ah wadanka Soomaaliya.

Diyaaraddan oo nooceeda ay tahay markii ugu horeysay ay Soomaaliya ka shaqeyso tan iyo dagaalkii Sokeeye markii uu bilowday ayaa nooceeda yahay Boeing 737/400, iyadoona geli karta socod dheer.

Madaxda Jubba Airways ayaa sheegtey in keenista diyaaradan ay kamid ah qorsho ay ku doonayaan iney ku hormariyaan howlaha ay u hayaan dadka Soomaalida iyo bulshooyinka kale ee diyaaradahooda ku socdaala.

Diyaaradan cusub ee Boeing 737/400, ayaa iminka waxa ay sameysay dhowr safar iyadoona markii ugu horeysay xajka u qaaday dad ka dhoofey garoonka Aadan Cadde international Airport ee magalada Muqdisho.

Jubba Airways ayaa sheegtey in dhwaan ay fileyso iney sameyso safaro caalami ah oo ku tagayso magaalooyin ka tirsan qaarada Yurub taas oo si toos ah uga dagayso wadanka Soomaaliya.

Waxa kale oo Jubba ay sheegtey iney galeen midowga diyaaradda caalamiga taas oo u sahleysa qofka isagoo jooga Soomaaliya ay u goyso ticket uu ku tagi karo caalamka meesha uu doono.

Shirkaddo faro badan oo Soomaali ah ayaa hormar sameyay, una qabtey howlo muhiim ah oo ku jirto Jubba Airways oo shacabka Soomaaliyeed ka caawisey safaradda ay galayaan.

Dood cilmiyeed loo qabtay Haween ka kala socday degmooyinka Luuq, Beled-Xaawo iyo Doolow
Dood cilmiyeed ku saabsan sidii loo mideyn lahaa Haweenka ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa maanta lagu qabtay degmada Beled-Xaawo, kaasoo ay ka qeyb galeen in ka badan 100-haween oo ka kala socday degmooyinka Luuq, Beled-Xaawo iyo Doolow.

Hey’adda Wada hadalka Buslahada ee CCD oo soo qaban qaabisay siminaarka ayaa ahaa mid lagu gorfeynayay dhibaatooyinka haweenka xilligan ka heysta colaadaha iyo sidii Haweenka uga qeyb qaadan lahaayeen doorka nabadeynta.

Madaxa Hey’adaha iyo Amniga Gobolka Gedo Buulle Aadan Qaloocow oo ugu horeyn dood cilmiyeedka furay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Dood cilmiyeedkan ay qabatay Hey’adda CCD.

“Ugu horeyn waxaan ku faraxsanahay oo aan ammaan u soo jeedineynaa dadaalka Hey’adda CCD, barnaamijkan lagu mideynayo Haweenka Gobolka Gedo, runtii waxaa dhihi karaa waa markii labaad oo ay Hey’adda qabato, waana mid looga gudbayo wixii dhibaato iyo xumaan horay u jiray, horayna loogu sii socdo nidaamka Dimoqraadiyada”ayuu yiri Madaxa Hey’adaha iyo Amniga oo u mahadceliyay Hey’adda isagoo ku baaqay in la iska iloobo wixii dhibaato ah ee cid walba horay u tabaneysay.

Sidoo kale waxaa ka hadlay Dood cilmiyeedkan Madaxa Arrimaha Bulshada ee Gobolka Gedo Nuur Siyaax Xareed ayaa sheegay in markii labaad ay tahay Dood cilmiyeed ay Hey’adda CCD u qabaneyso qeybaha bulshada gaar ahaan Haweenka, isagoo ku booriyay Hey’adda inay sii laba jibaarto, howlaheeda wacyi gelinta iyo sare u qaadida Bulshada qeyabeeda kala duwan.

“Waxaan ku boorineynaa Hey’adda inay laba laabto howsheeda, waxaan ka codsaneynaa inay haweenka Gobolka oo dhan ay ka mideeyaan xaga fikirka lagana taqaluso kooxaha nabadiidka, waxaan Hey’addu ka dalbaneynaa inay sii xoojiso wada shaqeynta Maamulka, naguna taageerto arrimaha Ammaanka”ayuu yiri Madaxa Arrimaha Bulshada.

Mr Nuur Siyaax ayaa sidoo kale tilmaamay in Hey’adda CCD ay tahay Hey’addii u horeysay ee u timaada, isla markaana labo bil kadib siminaar ku qabato deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab, taasoo uu ku tilmaamay mid awood iyo dhiira gelin u siineysa in Gobolka oo dhan ka saaraan Shabaab.

Gudoomiyaha Haweenka degmada Beled-Xaawo Gani Xasan Diiriye oo hadal ka jeedisay furitaanka Dood Cilmiyeedka ayaa sheegtay in soo dhoweyneyso barnaamijka ay hey’adda qabatay, waxaana ay xustay inay wada shaqeynta dhex martay Hey’adda iyo Haweenka Gobolka uu xilligan yahay mid aad u sareysa.

“Waa soo dhoweyneynaa, waa farxad haweenka ka muuqata, iyo CCD wada shaqeynta na dhex martay, Haweenka ka socda Sadexda degmo inay midoobaan, ayna ka wada shaqeeyaan Nabada, Gobolka oo dhan degmooyinkiisa ay raadiyaan oo Midnimada gaarsiiyaan, sida Ceel-Waaq, Baardheere iyo Garbahaarey”ayay tiri Gani Xasan Diiriye.

Afhayeenka Haweenka Gobolka Gedo Aamino Cali Guure oo iyana goobta ka jeedisay tix buraanbur iyo dar daaran ku socotay dadka Gobolka Gedo ayaa waxay kaloo ammaan ugu jeedisay Hey’adda Wada hadalka Bulshada oo tilmaamtay inay tahay safarkii labaad oo ay ku yimaadaan Gobolka.

Gudoomiyaha Ururka Garoobada Mustaqbal ee Gobolka Gedo.

lka Gedo Aamino Faarax Bile ayaa sheegtay in Gabdhaha ku nool Gobolka ay dulman yihiin, iyadoo xustay inay dulmiyee kooxdii hore ee Gobolka dhibaatada ku hayay, gaar ahaan Kooxda Al-Shabaab oo ay ku eedeysay in Haweenka ay guur qaldan ku sameyn jireen, raggooda ka laayay.

“Gabdhaha ku nool Gobolka waxaa horay u dulmiyay kooxihii dhibaatada ku hayay, qaarkood waxay kula kaceen guur qaldan, raggoodi wey ka laayeen, maantana Gobolka Intiisa kale waa xor, haweenkana xor ayay ku nool yihiin”ayay tiri Aamino Faarax Bile oo ku baaqday in la joojiyo tacadiyada haweenka lagula kacayo.

Madaxa Barakacayaasha ee degmada Beled-Xaawo Mataan Aadan Faarax ayaa ka mahad celiyay howlo biyo dhaamin ah oo ay u sameysay dadka barakacayaasha, isagoo sheegay in Hey’addu shalay 7-booyadood oo biyo ay ugu deeqday.

“Waxaan uga mahad celineynaa Hey’adda biyo dhaaminta ee barakacayaasha, waxaa ka codsaneynaa Hey’adaha caalamiga iyo CCD inay kaalmo la soo gaaraan dadka dhibaateysan, mabda’a mudadii dheer lagu dhaqmayay ee Gobolkan ka jiray waa dhamaaday, waxaan ka dalbaneynaa in wacyi gelin, iyo siminaar loo sameeyo bulshada ku dhaqan Gobolka, sidii looga midoobi lahaa kuwa nabada diidan”ayuu sii raacay hadalkiisa Mr Mataan.

Xoghayaha Guud ee Haweenka Beled-Xaawo Caasho Sulub Cumar ayaa sheegtay in Minimada ka dhaxeysa haweenka ku nool saddexda degmo ay tahay mid ballaaran, waxaana ay intaa raacisay in Guusha ay qabsadeen muddo markii ay kala maqnaayeen, intii Shabaab Gobolka heysteen.

“Fursadan ay hey’ada sameysay waa ka mahad celineynaa, waa guul u soo hoyatay Haweenka inay midoobaan, waa markii labaad ee siminaar ku kulmaan, waxaan ka codsaneynaa Hey’adda in Gobolka intiisa kale loo gudbo, marna lagu qabto Doolow, Marna Luuq iyo meelaha kale ee la xoreeyay”ayay tiri Caasho Sulub Cumar oo intaa ku dartay in laga baxay xilligii Madoobaa ee uu Gobolka soo maray, waxaana ay ku baaqday in Nabada la taageero.

Ugu dambeyn waxaa Dood Cilmiyeedka ka hadlay C/llaahi Cabdi Xuseen oo ka mid ah Howl wadeenada Hey’adda CCD, waxaana uu ka mahad celiyay sida haweenka ku nool Gobolka Gedo ay u muujiyeen Midnimo, isagoo u gudbiyay salaan uu ka waday Gudoomiyaha Hey’adda Wada Hadalka Bulshada oo ugu hambalyeeyay shacabka Gobolka Gedo guusha ay gaareen iyo horumarka laga sameeyay dhinaca amniga, waxaana uu balan qaaday inay sii socon doonaan howlaha bulshada ay u heyso Hey’adda, isagoo intaa raaciyay in CCD ay bulshada ka timid, Bulshadana u timid.

Xilidhibaano oo sheegay in boqolaal qof lagu dilay Puntland
Xildhibaannada baarlamaanka ugu jira beelaha Digil iyo Mirifle oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay soo bandhigeen liiska 206 ruux oo ay sheegeen in lagu dilay maamulka Puntland, iyagoo sheegay inay liiskaas u gudbinayaan madaxda dowladda KMG ah.

Mudanayaasha kulankan ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow iyo xildhibaan Maxamed Sheekh Cali (Woosh) oo labaduba sheegay inay xaqiijinayaan in dadkaa lagu dilay Puntland.

“Dadkan waxay ahaayeen ganacsato iyo dad caadi ah oo loo dilay hayb iyadoo loogu marmarsiyooday inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,” ayay mudanayaasha ka hadlay kulanka sheegeen.

Sidoo kale, xildhibaannada waxay si aad ah uga soo horjeesteen hadalkii dhawaan ay ka sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Muqdisho, kuwaasoo xusay inaysan jirin dhibaatooyin ay Puntland ku hayso dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Bay iyo Bakool.

Mudanayaasha maanta kulanka yeeshay ayaa waxay xuseen inay magacyada dadka ku xusan qoraalka ee 206 qof ah ee ay sheegeen in lagu dilay Puntland ay u gudbin doonaan madaxweynaha, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha si ay xaqiiqada jirta u tusaan.

Hadalka xildhibaannadan ayaa imaanaya iyadoo 10-xildhibaan oo baarlamaanka KMG ah ka tirsan ay u joogaan Puntland xallinta arrintan iyo dagaallo dhawaan ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Maxkamadda sare oo SKA u ogolaatay inay kasii shaqeyso garoonka
Maxkamadda sare ee DKMG ah ayaa maanta u xukuntay shirkadda SKA Air & Logistic inay ka shaqeyso garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, kaddib dacwooyin u dhexeeyay shirkaddan iyo shirkad kale oo lagu magacaabo Somali Airport Logistic.

Go’aanka maxkamadda ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha maxkamadda sare mudane Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf, isagoo sheegay in shirkadda SKA ay ku joogto heshiis ay wada-galeen iyada iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

“Dacwadda oranaysa garoonka diyaaradaha waxaa qabsatay SKA, dhaqaalaha ayayna gurataa… waxba kama jiraan, balse dalka waxay ku joogaan heshiis sharci ah oo dhexmaray iyada iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya,” ayuu yiri Ilko-Xanaf

Guddoomiyaha maxkamadda sare wuxuu ka codsanaynaa shirkadda SKA inay dadka Soomaaliyeed ee aqoonta leh ay shaqooyinka siiso, isagoo xusay inay mar walba ku talinayaan in shaqooyinka la siiyo dadka Soomaaliyeed ee kartida u leh inay qabtaan.

Sidoo kale, waxaa goobta ka hadlay Martin Pill oo SKA ka tirsan, isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay go’aanka ay qaadatay Maxkamadda sare ee dalka, uuna u mahadcelinayo qareenkii u doodayay shirkaddooda oo lagu magaaabo C/risaaq Nuur.

“SKA waxay si aad ah ugu faraxsan tahay una soo dhaweynaysaa go’aanka ay qaadatay maxkamadda sare ee dalka,” ayuu yiri Martin Pill, isagoo intaas ku daray: “Waxaana hadda jecel nahay inaan sii laba jibaarno shaqooyinkeenna si aan u fulinno heshiiska aan la gaarnay dowladda KMG ah.”

Dacwadda ay maanta maxkamaddu go’aanka ka gaartay ayaa soo socotay muddo bilooyin ah, iyadoo shirkadda dacwadda kusoo rogtay SKA ay ku eedeysay inay si aan sharci ahayn dalka ku joogto oo ay dhaqaalaha garoonka jeebka ku shubtaan madaxada shirkadda SKA.

Qadaafi oo ku dhaartay inuu Shahiidi doono ama uu ka guuleysan doono kuwa ku soo gardarooday
Mucaamir Qadaafi ayaa khudbad uu jeediyey ku dhaartay inuu Shahiidi doono ama uu ka guuleysan doono dagaalka gardarada ah, tani ayaa timid kadib maalin ka hor markii ay mucaaradka qabsadeen xaruuntiisa caasimada.

Khudbadan oo aheyd fariin cod oo ka timid Col. Qadaafi ayaa laga sii daayay mid ka mid ah Idaacadaha Tripoli, iyadoo aan la ogeyn meel uu jaan iyo cirib dhigay Col. Qadaafi.

Waxaa uu fariintiisa ku sheegay in ka bixista Xaruunta Bab Al-Aziziya Ee Tripoli in ay aheyd ka bixis xeelad dagaal.

Balse sheegashadaan ayaysan jirin cid aaminsan sidaa waxaa leh wariyaha BBC-da ee Tripoli

Xaruuntan ayaa u dhacday mucaaradaka maalintii Talaadada waxayna burburiyeen calaamad kasta oo muujineysay Xukunkii Qadaafi.

Dagaalyahanada ayaa jebiyey madaxii taalada Hogaamiyaha Libiya iyagoo dhulka ku haraandinayey. sidoo kale ayay qabsadeen dhamaan wixii yaalay Guriga Qadaafi.

Waxaa jiray dabaaldegyo ay sameynayeen taageerayaasha mucaaradka Fagaaraha weyn ee Tripoli iyo magaalada Banghazi laakiin Qeyb caasimada ka mid ah ayaa weli ay dowlada maamuushaa qaarna waxa ay ka lug jiidayaan in ay u dabaaldegaan si xor ah ilaa inta Col Qadaafi iyo wiilashiisa la qabanayo sidaa waxaa soo warinayo wariyaha BBC-da Wyre Devies.

Waraiyaasha ayaa soo sheegayey in subaxnimadii manta ay jirtay weeraro cirka oo ay diyaaradaha NATO ka fulinayeen magaalada caasimada ee Tripoli meelaha weli iska caabinta lagala kulmaayo oo la maleynayo in ay ku sugan yihiin Rafiiqyada Qadaafi.

Meelaha la ogyahay ee ay iska caabinta ka imaaneyso ayaa ah degmooyinka Abuu-Salim iyo Al-hadba oo ku dhow Rixos Hotel oo ah goobta ay ku sugan yihiin wariyayaasha caalamiga.

Wariyayaash ayaa la sheegayaa in ay ka tageen xarunta Qadaafi ee Bab Al-Aziziya kadib markii toogasho ay ka jirtay waxaana la soo sheegayaa in ciidmada daacada u ah Col Qadaafi ay toogasha ka soo sameynayaan saqafka guryaha ku dhow Bab Al-Aziziya.

Col Qadaafi ayaa fariintii codka aheyd ee uu soo diray ku sheegay in gurigiisa ay hore u baabi’iyeen weerarada cirka ee NATO.

“Waxaan kaga baxay Tripoli si taxadir leh iyadoo dadka I arkin mana dareemayo in Tripoli ay qatar tahay” ayuu yiri Col Qadaafi.

Afhayeenka Qadaafi Mouse Ibraahim ayaa TVga Al-Urubah u sheegay in ilaa 6,000 oo mudatawaciin ay soo gareen Liibiya si ay ugu dagaalamaan Col. Qadaafi balse ma jiro illo xaqiijiyey hadalkan.

Lama oga in Col. Qadaafi iyo qoyskiisa in ay ku sugnaayeen xarunta Bab Al-Aziziya markii weerarka lagu soo qaaday maalintii Talaadada.

Waxaa la aaminsan yahay in Col Qadaafi qoyskiisa ay leeyihiin tiro badan oo guryo oo au ku badbaadi karaan oo ku yaal caasimada iyo meel ka shisheysa waxaanse weli la ogeyn xaalada Magaalada Sirte oo la ogyahay in ay ku xoogan yihiin kuwa daacada u ah Col Qadaafi halkaas oo ah magaalada uu ka soo jeedo.

Interview with Special Envoy, H. E. Ambassador Mohamud Ali Hashi
Interview with Special Envoy, H. E. Ambassador Mohamud Ali Hashi on the present humanitarian crisis in Somalia and the lack of an effective and well coordinated response.

Ambassador Mohamud Ali Hashi has worked as a Humanitarian Advisor for the United Nations, and headed the Office for Humanitarian Coordination of the UN in a number of African regions affected by conflicts including the Republic of Congo, the DRC, and Burundi.

The humanitarian crisis facing the Somali population seem to be getting worse everyday, now the UN has stated officially that conditions in the some regions of the country have reached a famine level . Why is this happening?

The present humanitarian crisis in Somalia is caused by three elements, and made worse by a couple of additional man made errors.

First, the horn of Africa region is facing a prolonged draught –failure of several rainy seasons over a period of two years- which is causing crops to wither, livestock and people to die in large numbers in rural areas, or as they walk to urban areas in search of water and food. The international organizations and the national leadership has been witnessing this deteriorating situation over two years and had not in place simple mitigating mechanisms to avoid the tipping of a whole province or country into famine. This raises the question of accountability for the draught and ensuing famine, however, this is best looked after the crisis as the most important thing presently is to save the lives of Somali children and mothers.

Secondly, and this point is often neglected by foreign journalists, the crisis is also caused by the armed conflict. Armed groups, from all quarters, have over the last two years increased fighting in rural areas and shelling of urban or heavy civilian populated areas. This is especially so in the last 5 months in the south of the country.

Organizations such as Amnesty International, the President of the international Committee of the Red Cross (ICRC) as well as many others have echoed this point, and asked for these blatant violations of humanitarian law and international law to stop.

The effects of the civil strife has led to large civilian casualties and large population displacement as the population flees conflict areas, again towards urban areas or neighboring countries where they have filled refugee camps beyond planned capacity.

Finally, disease is decimating the affected communities in the thousands ever months in Somalia because people –especially children and the old – have become malnourished and weak over the last two years, thus easily vulnerable to deadly diseases.

You mentioned some points that make this humanitarian crisis worse than it should be. What are they?

Al Shabab is a factor that must be factored in this crisis: it has banned humanitarian organizations from aiding affected populations in the regions it controls in Somalia. It is a critical factor in the genesis and evolution of this famine in the south. It has become a scourge and must be dealt with. The new prime minister and his cabinet have promised to deal with this issue as a priority and we wish them success, as there is no end to the humanitarian crisis if this issue is not addressed head-on. I trust the new government with the help of AMISOM will be successful in this area, as they have shown with the pull out of Al Shabab from Mogadiscio.

The present humanitarian crisis is defined by humanitarian actors as a complex humanitarian crisis because it has many ingredients, beyond just a one-off disaster, such as a drought or a disease epidemic. It is combination of factors, and several of them are manmade.

In the case of Somalia’s famine designated areas, the water sources, food, production and storage structures that populations relied on have been destroyed, and whatever remains has been privatized by armed elements who charge a fee, even for access to river water.

The health infrastructures have been destroyed in the ongoing civil war, and health personnel has fled abroad or been killed by armed elements.

Finally, in these regions, the state is absent and is not able to guarantee basic law and order, let alone enforce the respect of basic human rights or humanitarian law.

No water, no food, no medicines, and so the only option is to flee your home in search of lifesaving help. Thus, many die every month on their way to refugee camps or in poorly structured urban IDP camps.

In every region across the country and Horn of Africa region Somalis are dying in droves, and by the look of things no one seem to care to go the roots of the problem which are:  armed conflict, weak- to-no governance, and impunity of the perpetrators of these crimes!

We hope the new cabinet will be meet these challenges, and the prime minister has promised so lately.

What has been the role and performance of the TFG during this crisis?

In the case of Somalia, the TFG with African union troops (AMISOM) support controls today most parts of the capital, and so it can only help those in the areas it controls. The TFG is not indifferent as many of the statement of the President and his newly named prime minister show: the TFG appointed a high level panel of ministers to study solutions to the humanitarian crisis and established a government agency for disasters. The President himself has been travelling in the East Africa region, and lately to Turkey mobilizing resources and raising awareness on the crisis.

True, few elements that are often not mentioned in this kind of crisis in Africa are the role of the state, and/or its inability or sometimes unwillingness to prevent these crises. We all are aware of the limitations of the TFG, be it in the resources it has or the way it uses its resources.

However, I am inclined to strongly encourage all concerned to prioritize and focus on the immediate task of saving lives. And, as you know the recently inaugurated cabinet has promised a dynamic, modern and transparent management to deal with these governance issues.

Then why this meek response and presence on the ground by the international community?

The international community is responding in as much as it can but the insecurity in the country,   impunity, and the limited local capacity for dealing with armed groups are slowing the international response.

For example, just this last week, the members of the OIC have pledged more than US$ 350 million, and in the last three months the United States government has increased its humanitarian aid several times, and so have many other international actors.

But there is the question of the “elephant in the room”: Al shabab. The international community, and specially the largest food donor country, has made it clear since 2008 that their humanitarian aid (food, and nonfood items) should not be administered with al Shabab linked organizations or financiers. They have asked for guarantees that any aid given does not finance Al Shabab, and they have listed Somali individuals, NGOs, sub-contractors they have suspected of these activities.

Rather than promise, on paper, to not aid Al Shabab, key international organizations have preferred to not to give any guarantees and limited their humanitarian aid to peaceful urban areas, where the humanitarian crisis is least felt.  This month’s withdrawal of Al –Shabab from Mogadiscio has suddenly increased the humanitarian space in the capital, and freed up access to over a hundred thousand famine affected IDPs, in the capital. This offers an unprecedented opportunity for all concerned to provide lifesaving assistance to those in need Mogadishu. The current government has promised to even go further in liberating new areas beyond Mogadiscio and we are hopeful even more people will have access to humanitarian aid.

Finally, the senior managers of international organizations, the foreign NGOs, and most importantly the donors covering Somalia are working and living in a foreign country, for security reasons. They say that TFG cannot provide for their security. They are not on the ground in Somalia, so the humanitarian crisis and those dying Somalis are one or two steps removed.  Although, I am sad to say that we have been witnesses to some very shameful examples of humanitarian tourism, lately.

It looks bleak, what hope is there then?

I come back to this saying “charity begins at home”.

Law and order, water, emergency food supplies/national food security reserves, and emergency health services have in the past been provided by the state of Somalia, just as these disaster/emergency social services are provided in developed countries or in neighboring countries by the state. Draught affected states in the horn of Africa are not experiencing the death of thousands of their citizens, there is a reason why!

The Somali people need to rebuild their national institutions so that they can provide these services, as they did in their past, and it is the responsibility of its leadership to push this process forward.

In the end it is for Somalis to create the exit out of the bleak complex humanitarian crisis, and it start with an end to the political status quo that is blocking progress on institution building and recovery. The current prime minister has promised swift progress on implementation of the transition tasks and institution building, and we may be seeing results very soon.

No one likes a permanent charity case, no one wants to abet a permanent transition!

Dr.Cabdiweli oo sheegay in weli ay jiraan dhibaatadii ka dhalatay abaaraha dalka ku dhuftay
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in weli ay taagan yihiin dhibaatooyinkii ka dhashay abaaraha ku dhuftay dalka Soomaaliya, isagoo ugu baaqay caalamka inay kordhiyaan kaalmadii ay u ballanqaadene shacabka Soomaaliyeed.

Mudane C/weli Gaas oo hadalkan sheegay kaddib kluan uu la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Iiraan Cali Akbar Saalixi oo booqasho hal maalin ah shalay ku yimid Muqdisho ayaa intaa ku daray in weli ay gobollada koonfureed ka jiraan abaaro ayna maalin walba dad cusub ka barakacayaan.

“Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa weli ku harsan gobollada ay abaaruhu ku dhufteen waxaa haysata dhibaato, waxayna u baahan yihiin in lala gaaro gargaar deg-deg ah si loo badbaadiyo,” ayuu si kooban u yiri C/weli Gaas.

Ra’iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in dowladda KMG ah ay ka hortagayso cid walba oo isku dayda inay gargaarka boobto, isagoo sheegay in kooxahaas ay ula dagaalami doonaan sida ay ula dagaalamaan cadowgooda oo uu la jeeday Al-shabaab.

“Uma dulqaadanayno in mucaawinooyinka loogu talogalay dadka dhibaateysan ay cidi boobto. Qofkii isku daya inuu boobo wuxuu doono ha ahaadeen si adag ayaan ula dgaalamaynaa,” ayuu ka yiri ra’iisul wasaaraha Soomaaliya dibadbax ka dhacay Muqdisho.

Baaqa ra’iisul wasaare C/weli Gaas ee ku aaddan in gargaarka la kordhiyo ayaa imaanaya iyadoo qoxooti cusub oo Soomaaliyeee ay la tallaabayaan soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, halka kuwo kalena ay barakac kusoo gaarayaan Muqdisho.

Midowga Afrika oo maalinta berri shir arrimaha Abaaraha Soomaaliya uga furmaya Addis Ababa
Shir dhaqaalo loogu uruurinayo Abaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah inuu ka furmo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, oo ay isugu imaan doonaan Midowga Afrika.

Sida ay sheegayaan wararka Shirkan oo ah kii u horeeyay ee noociisa ee Midowga Afrika si gaar ah u yeeshaan, ayaa looga hadlaya xaaladaha abaaraha iyo macluusha ka taagan Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya.

Gudoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping ayaa ka deyriyay xaalada abaaraha ee Soomaaliya, isagoo sheegay in dalalka Afrikaanka ay balan qaadeen taageero maaliyadeed oo wax lagaga qabanayo gaajada iyo macluusha ka jirta Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah inuu ka qeyb galo shirkaas, isagoo safar haatan ku jooga dalka isu taga Imaaraadka Carabta.

Dowladda Aljeeriya ayaa balan qaaday kaalmo lacageed oo gaareysa 10-milyan oo Doolarka Mareykanka, sidoo kale Dowlado oo ay ka mid tahay Gabon ayaa la sheegay in lacago ku taageereyso.

Qaramada Midoobeya aya sheegtay in dad ka badan 3-milyan ay abaaro iyo macluul ku heyso Soomaaliya, iyadoo 400-kun caruur la sheegay inay la ildaran yihiin macluul iyo nafaqo daro aad u baahsan.

Xaaji Max’ed Yaasiin oo isku taagay xilka madaxtinimada Soomaaliya
Hajji Maxamed Yaasiin oo ah Musharax u taagan                              Xilka Madaxweynimada  Soomaaliya                              ayaa Axadii Shalay  Kullan qado ah ku qabtay Magaaladda                              Nairobi

Kullankan oo uu Musharaxu ku muujinayay in uu yahay                              Musharax u taagan Kursiga Madaxtinimo ee Soomaaliya,                              ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin, Aqoonyahano,                              Odayaal, Haween, Abwaano, qeybaha kala                              duwan ee Ururadda Bulshadda ee ka jira Kenya,

Xaaji Yaasiin ayaa sheegay in hadii uu madaxweyne  noqdo uu xukunka ku saleyn doono shareecada islaamka, islamarkaana dadkla dhibaatada u geystay shacabka uusan ku soo dari doonin Maamulkiisa.

Maxamed Yaasiin waxa uu xusay in xildhibaanada hada jooga baarlamaanka Soomaaliya  ay ku guuleysteyn iney ansixiyaan shareecadda Islaamka balse aan la dhaqan gelin, wuxuuna ugu baaqay hogaamiye dhaqameedyada Soomaaliyeed iney xaqa u hiiliyaan.

Ma’ahan markii ugu horeysay ee Xaaji Maxamed Yaasiin isku soo taago xillka madaxtinimad Soomaaliya isagoo doorashadii madaxtinimada dowlada federalka ee ka dhacday wadanka Kenya 2004-tii sidaan oo kale isku soo taagay

Hay’adda UNHCR oo ka walaacsan xaaladda Qaxootiga Somalida ee Yemen
Hay’adda UNHCR ayaa walaac xooggan ka muujisay Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka Yemen kuwaasi oo ay sheegtay in dhibaatooyin ay kasoo gaareen dagaalada ka socda dalkaasi.

Warbixin ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UNHCR ayaa waxaa ay ku sheegtay inay aad ugu walaacsantahay Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen oo mudooyinkii dambe ay ka dhacayeen dagaallo xooggan.

Afhayeen u hadlay Hay’adaasi oo lagu magacaabo Adrian Edwards ayaa waxaa uu sheegay in Xaafad ku taala Woqooyiga Magaalada Sanca ee Caasiamdda dalka Yemen lagu dilay maalmo ka hor 2-Muwaadin oo Soomaali ah.

“Dagaalada ka socda Yemen waxay dhibaato ku tahay Qaxootiga Soomaalida, wiil iyo gabar oo aad u da’yar ayaa lagu dilay qalalaasaha ka jira Yemen, gaar ahaan Caasimaddad dalkaasi ee Sanca” sidaasi waxaa yiri Adrian Edwards oo ah Afhayeen u hadlay Hay’adda UNHCR.

Adrian Edwards waxaa uu intaasi ku daray in qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen ay ka barakaceen Teendhooyinkii ay ku noolaayeen oo ku yaalay Magaalada Sanca, isagoo arintaasi u sababeeyay dagaalada ka jira dalkaasi.

Tan iyo markii ay dagaalada ka bilowdeen dalka Yemen ayaa Qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan dalkaasi waxaa soo food saartay dhibaatooyin aad u adag oo dhinaca nolosha ah maadaama dalkaasi ay ka socdaan dagaalo xooggan oo looga soo horjeedo Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax.