Home » WAREYSI
Xukumadda Cusub oo muujisey Rajo wanagsan
Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo wareysi khaas ah siisay warbaahinta MuqdishoNews ayaa sheegtay in ay socdaan dadaalo badan lagu hirgelinaayo qorshahaas isla markaana ay rajaynayso in ay wax badan ka qabsoomaan.
”…Rajo wanaagsan ayaan aad uga qabnaa,ilaa hadda meesha ay inoo marayso inta aan maleynaynay inka badan ayay maraysa.dadaalkuna ma yaraa…”,ayay tiri.
Dhegayso Wareysiga aan...