Home » EDITORIAL
Yaa heshiiska la galey Shirkada Saracen International?
Mudadii danbe waxa jahawareer ka taagnaa cidda heshiiska la gashey shirkada Saracen International oo ah shirkad si gaar ah loo leehyahay, kana shaqeysa arimaha tababar ciidamada – Sida muuqatane dowlada federalka waxa ay doonayneysay iney ciidamadeeda u tababarto.
Markii ay soo shaac baxday heshiiska shirkada, dhamaadkii 2010-ka, waxa dad badan ay ka muujiyeen walwal, waxase taasi ka dartey inaan...
Maxay soo kordhin kartaa isku biirida Xisbul Islam iyo Shabaab.
Xasan Daahir Aweys iyo ururkiisii mucaaradka ahaa ee Xisbul Islam ayaa kubiirey kooxda Xagjiriinta ee Al Shabaab oo iyana kasoo horjeeda jiritaanka
dowlada federalka KMG ee Soomaaliya iyo joogista ciidamadda nabad ilaalinta
ka socda Afrika ee AMISOM.
Ku biirista Xasan Daahir ee kooxda Al Shabaab ayaa dad badan la noqotey mid
cajiib ku noqotey sida deg dega aheyd ee ku dhacday markii galinkii danbe...