Home » CILMI BAARIS
Farmaajo oo laga codsaday in uu soo bandhigo Heshiiskii BADDA iyo inta dokumenti ah ee Dowladdu ka heyso
Qoraaga Magaciisu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waana diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). Sannadkii 1979-kiina waxa uu noqday sii hayaha (ChargĂ© D’affaires) ee safaaradihii Soomaaliya uga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway
“Ra’iisul...
Soomaaliya waa iib (Wasaarada Maaliyadda)
Qoraaga warbixintan waxa uu muddo sanad ku dhawaad ah ka shaqeenayay xarunta Villa Soomaaliya (Madaxtooyada) ee DFKMG, waana qoraallo xiriir ah.
Hordhac
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu.
Qoraalkani waxaa uu kamid yahay qaylo dhaan oo aan ku cadeenayo qoraal la magac baxay somaaliya waa iib (Somalia for sale) qaybtan ah Somalia for sale waa qayb kamid ah qoraaladaas laguna faafin doono...