Home » CAYAARAHA

Mustaqbalka Jose Mourinho ee Real Madrid o shaki la galiyay

Macalinka kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa laga yaabaa in uu isaga tago kooxda Real Madrid ee wadanka Spain dhamaadka xagaagan  kadib markii uu qilaaf soo kala dhex galay isaga iyo  agaasimaha kooxda Real Madrid Jorge Valdano. qilaafka ayaa ka waxa uu ka dhashay kadib natiijadii ka soo baxday ciyaartii ay horaantii todobaadkan  la yeesheen kooxda Almeria oo ka mid ah kooxaha ugu awooda yar... 

20 Kun Taageerayaal Oo Brazil Ku Soo Dhaweeyay Ciyaaryahan Ronaldinho.

Ronaldinho ayaa sidii geesi oo kale ay taageerayaal kor dhaaafaya 20 kun ay ku soo dhaweeyeen kooxda Flamengo ee dalka Brazil. Heesayaal iyo kuwa qoob ka ciyaarka ayaa xadflad iyo dabaaldeg weyn ku soo dhaweeyay 30 jirkaasi oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Flamengo isagoo ka soo tagay kooxda talyaaniga ee AC Milan. Ciyaaryahankii labo jeer ku guuleystay laacibka aduunka ayaa helay soo dhaweyntii uu... 

Banaadir oo Noqdey Horyaalka Gobolada Soomaaliya ee Kubadda Cagta

Xulka gobolka Banaadir ayaa galabta ku guulaystay tartanka koobka gobollada Soomaaliya ee ka soconayay magaalada Garowe ee caasimada Puntland,ka dib ciyaar aad u adag oo ay wada qaateen xulka gobolka Bari oo ay final wada yimaadeen. Ciyaartii galabta waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin aad u badan oo ka tirsan dhinacyada Puntland iyo DKMG ah ee Soomaaliya ,waxaana ay ahayd mid labada kooxoodba ay ugu... 

G/Shabeelaha Dhaxe Oo U gudbay wareega Labaad.

Garoowe:-(Muqdisho News)Waxaa Wali meel Xiiso leh maraaya Tartankii 18-aad ee Gobollada Soomaaliya oo si habsami leh uga soconaaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland. Cayaar ka tirsaneed Group C ayaa waxaa Guul weyn ka gaartay kooxda Shabeeleda dhexe shalay galab markii ay 2-1 ugu muruq sheegatay kooxda Jubbada dhexe. Waxa ay aheed Cayaar kulul oo soo jiidatay dhamaan dareenka Daawadayaashii ku... 

Milan oo laga badiyay iyo Barcelona oo guuleysatey

Kooxda ugu quwada badan caalamka ee Barcelona ayaa sii wadata oo kordhisatay hogaankeeda iyadoo shan goo u dhiibtay Esbanyol waxaana ay marqaati u tahay sida ugu sahlan tahay habka gool looga dhaliyo kooxaha kasoo horjeeda. Waxaa min Laba gool usaxiixay D. Villa iyo Pedro halka gool ee kalana Xavi waxaase caawa ku qaday gool dhalinta Lionel Messi oo ay xafiiltamaan ninka ay sida weyn isaga soo horjeedaan... 

Isku’aadka UEFA Champion League oo la sameeyay

Waxaa Maanta wadanka Switzerland lagu sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka kooxaha horiyaalada qaarada Yurub ee looyaqaan UEFA Champion League iyadoo ay isku dhaceen Naadiyada Arsenal iyo Barcelona. Kadib munaasabad maanta ka dhacday Xarunta xariirka kubadda Cagta ee UEFA ee Magaalada Nyon ee xarunta Switzerland ayaa lagu sameeyay isku aadka wareega 16-ka ama Nack Aut-ka ee kooxaha isugu soo... 

Masar oo horumar ka sameesay qiimeynta bilaha ee FIFA ay sameyso iyo Soomaaliya oo kaalinta 182 u dhacday .

Qaahira(muqdishoNewsa)Xulka Wadanka Masar ayaa horumar weyn waxa uu  ka sameeyay qiimeynta bilaha oo uu sameeya xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA bishaan December. Wadanka wuqooyiga Africa dhaca ee Masar ayaa soo fadhiistay kaalinta 9aad ee 10-ka xul ee ugu wanaagsan  dhanka kubada cagta ee  caalamka . Qiimeyntaan ayaa xiriirka kubada cagta aduuna FIFA waxaa ay  bil kasta ku sameeysaa xulalka... 

Kooxaha Banaadir iyo Mudug oo isku dhinac dhacay

Ciyaaro aad u kulul oo ka mid ahaa tartanka koobka gobollada dalka Soomaaliya ayaa galabtay waxaa ciyaaray kooxo ka tirsan gobollada ku tartamaya koobka oo maalintii labaad la ciyaaray. Afarta gobolka ee galabta ku kulmay garoonka Mire Awaare ayaa kala ahaa Gedo vs Sool iyo Mudug vs Banaadir ,waxaana ciyaarahaas loo arkayay kuwo sida kaalisikada oo kale ah. Kulankii ugu horeeyay waxa uu dhexmaray...