Home » Archive for February, 2011
Kenya alert over Shabaab threats
Commissioner of Police Mr Mathew Iteere has urged shopping mall, hotel owners and Public Service Vehicles (PSV) operators to be more vigilant following the threat by Somalia based radical Islamic group al Shabaab militia to attack Kenya.
Mr Iteere, however, assured Kenyans that police working in conjunction with other security agencies in the country had put measures to provide adequate security.
“I...
Madaxweyne Shariif “Daneysi Siyaasadeed looma baahna, Shariif xasan xaq uma lahan inuu igu soo celiyo go’aanka”
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ayaa ka jawaabay hadalkii Gudoomiyaha Baarlamaanka, kaasoo uu ku tilmaamay mid uusan xaq u laheyn inuu dib ugu soo celiyo go’aankii uu horay isaga ugu celiyay Baarlamaanka ee ahaa muddo kordhintii Baarlamaanka.
Shariif ayaa u sheegay Xildhibaanada in Gudoonka Baarlamaanka...
Al Shabaab oo goor dhoweyd tiro Madaafiic ku garaacay Madaxtooyada
Tiro Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa Xoogaga Al-Shabaab ay maanta ku garaaceen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo qaar ka mid ah Madaafiicda ay ku dhaceen agagaarka xaruntaas.
Madaafiicdan oo gaareysa ilaa saddex ayaa labo ka mid ah waxay ku dhaceen agagaarka Tiyaatarkii qaranka, kaas oo aan si dhab ah loo ogeyn qasaaraha uu geystay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in madaafiicdan oo aheyd...
10-Burcadbadeed oo midkii 20-sano lagu xukumay
Maxkamad ku taalla Jaziirada Seychelles ayaa maanta oo isniin ah la horkeenay dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeyey fal dambiyeedka Burcadbadeednimada.
Dhalinyarada la horkeenay maxkamada ayaa tiradooda gaaraysay 10-ruux,waxaana ay in mudo ah ku xirnaayeen xabsi ku yaalla isla Jaziirada iyadoo laga soo qab qabtay Badwaynta Hindiya iyo xeebaha Seychelles.
Kadib markii la dhageystay dambiyada lagu eedeyey...
Calm returns to Kenya Somalia border town
Relative calm has returned to Mandera after days of fresh fighting between Somalia’s Al-Shabaab militants and forces affiliated to the Somalia Transitional Federal Government at the Kenyan border town.
According to the Kenya Red Cross Society, no fighting has been reported since Sunday morning.
“We have started undertaking registration of refugees at the Moi Stadium in Mandera,” Communications...
Madaxweyne Shariif oo tagay goobihii ay ciidamada dowladda la waregeen +sawiro
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay goobihii ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen Xarakada Mujaahidinita Al Shabaab.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sida la sheegay waxaa uu maanta booqasho ku tagay qaar ka mid ah fariisimihii AMISOM iyo ciiidamada dowladda KMG ay kala wareegeen Xarakada Al Shabaab gaar ahaan...
Al shabaab oo u hanjabtay dowlada kenya
Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa hanjabaad kama dambeys ah u jeediyay Dowladda Kenya, isagoo ku eedeeyay inay wado dhibaato iyo shirqoolo.
Cali Dheere ayaa sheegay in hanjabaada ay hada u dirayaan Kenya ay ka duwan tahay kuwii hore ee la sheegi jiray, isagoo dadka reer Kenya iyo Soomaalida ku dhaqan Gobolka...
Somaliland oo sheegtay inay aastay Berkadihii Kalshaale
Deegaanka Kalshaale ayay shalay booqdeen wafuud ka socda maamulka Somaliland ayagoo sheegay inay burburinayaan berkadihii ay ka dhasheen dagaalada dhexmaray beelaha ku dhaqan deegaankaasi.
Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynaha Somaliland ayaa horey u sheegay in la burburiyo berkadaha ay qoteen beelaha kasoo jeeda Soomaaliland, berkadahan ayaa loo aaneenayaa in ay keeneen dagaalka xoogaleh oo...
Sayful Islam Qadafi: Libiya waxay ku socotaa sidii Soomaaliya
Wiilka uu dhalay hogaamiyaha dalka Liibiya Sayful Islam Qadafi ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in hadii rabshadaha ka socda Liibiya aysan joogsan, dalkiisa uu isu rogi doono sida xaalada ka jirta hada dalka Soomaaliya.
Sayful Islam oo ah wiilka uu dhalay Col.Qadafi ayaa sheegay in inta badan dalka Liibiya ay hada gacanta ugu jirto dowlada, balse wuxuu sheegay in kooxo xag jir ah ay abuurayaan...