Home » Archive for December, 2010

Banaadir oo Noqdey Horyaalka Gobolada Soomaaliya ee Kubadda Cagta

Xulka gobolka Banaadir ayaa galabta ku guulaystay tartanka koobka gobollada Soomaaliya ee ka soconayay magaalada Garowe ee caasimada Puntland,ka dib ciyaar aad u adag oo ay wada qaateen xulka gobolka Bari oo ay final wada yimaadeen. Ciyaartii galabta waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin aad u badan oo ka tirsan dhinacyada Puntland iyo DKMG ah ee Soomaaliya ,waxaana ay ahayd mid labada kooxoodba ay ugu... 

Abu Zubeyr Oo Eedeyay Jabuuti.

Muqdisho:-(Muqdisho News)Hogaamiyaha ugu sareeya xarakada mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Muqtaar C\raxmaan Abuu Zubeyr oo warbaahinta Muqdisho usoo gudbiyey fariin maqal ah ayaa waxa uu hambalyo udiray mujaahidiinta Alshabaab isagoona ugu baaqay in ay sii laba jibaaraan dagaalada ay kala soo horjeedaan Sh. Shariif. Sidoo Kale  Waxaa uu si kulul u canbaareeyay Dowlada dalka Jabuuti isgoona sheegay... 

Soomaali lagu xiray Mozambique

Mozambique:-(Muqdisho News)Soomaalida qaxootiga ah ee taga Mozambique ayaa qaarkood dhinaca badda ka gala si qarsoodi ah Masuuliyiinta waddanka Mozambique ayaa sheegay inay xireen boqolaal qof oo Soomaali iyo Ethiopian ah oo si sharci darro ah ku galay waddankaasi. Afhayeen u hadlay ciidamada booliiska ee Mozambique, Inacia Dina ayaa sheegay inay xireen 700 oo qof oo u badan Soomaali kuwaasi oo doonaya... 

Ahlu Sunna Oo U Hanjabtay Alshabaab.

Muqdisho (Muqdisho News)Maamulka Ahlu suna Waljamaaca ee gobolka banaadir ayaa waxa ay ku hanjabeen in ay dalka kasaari doonaan xarakada Alshabaab kadib markii ay maanta maamulka Ahlu Suna ay soo bandhigeen ciidamo fara badan kuwaas oo ay sheegeen in loogu tala galay in ay ladagaalamaan xarakada Alshabaab Axmed Sheekh Aadan DheereGudoomiye ku xigeenka gobolka banaadir ee maamulka Ahlu Suna Waljamaaca ... 

Reysul Wasaare Farmaajo Oo Barlamanka Su’aalo Lgu Weydiinayo Maanta.

Muqdisho:-(muqdisho News)Farmaajo ayaa hore Xildhibano katirsan Barlamanka waxa ay ugu baaqeen in uu hor yimaado Barlamanka si wax looga weydiiyo heshiisyo ay Doowlada la gashay Shirkado Ajaanib ah. Xildhibaanada Barlamanka qaarkood ayaa waxa ay qeylo dhaan ka muujiyeen Heshiisyada ay Doowlada la gashay Shirkadaha Shisheeye iyagoona ku tilmaamay heshiisyadaasi kuwa sharci daro ah maadaama an Barlamanka... 

Mareykanka Oo Dadkiisa Uga Digay Somaliya.

Washiton Dc (muqdisho News)Doowlada Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda in ay u safraan Soomaaliya sababo la xiriira Amaankooda waxaana Saraakiil uhadashay Waxda socdaalka  ay sheegeen in ay jirto qatar dhinaca Amaanka oo ku wajahan Muwaadiniinteeda Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya. Saraakiisha ayaa sheegay in ay jiraan digniino la helayo kuwaasi oo ah in la afduubanayo ama la dilayo Muwaadiniinta... 

WHO oo Xaalada Caafimaad Somaliya Ka Diirisay..

Nairobi : (Muqdisho News)Iyadoo Laga Diiriyay Xaalada caafimaad Ee Somaliya Ayaa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay wax ka qaban doonto Xaaladahasi Oo dhan. WHO ayaa waxaa ay sheegtay in ay si deg deg ah wax ugu qabanayso xaaladaha bini’aadnimo ee ka jira dalka Soomaaliya, Iyo wiliba Tan Caafimaad daradia Oo ay heysato dadka Gudaha ka barakacay. Tiro... 

MISOM condemns attack on civilians by Alshabab.

Mogadishu,(Muqdisho News)- AMISOM Force Commander, Major General Nathan Mugisha, has strongly condemned an attack on Wednesday afternoon at a civilian house near the base camp. He described the attack as cowardly and an act of desperation meant to divert the public from several internal wrangles that the extremists are experiencing in the wake of the so-called recent merger. A mortar fired at a civilian... 

Faafaahin Weerarkii Shabaab Ee Xaruunta Xalane.

Muqdisho: (Muqdisho News) Weerar Geystay Khasaarooyin Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Islaamiyiinta Shabaabka Waxaa Ay Ku Qaadeyn Xaruunta Ugu weyn Amisom ay Leedahay Magaalada Muqdisho Ee Xalane . Mid Kamid Ah Madaafiicda ay Ku weerareyn Xaruuntaasi Ayaa Waxaa Uu Ku dhacay afaafka hore ee Xaruntaasi halkaasi oo xiligaasi ay ku sugnaayeen dad Soomaali ah oo doonayay inay dawooyin ka qaataan. Ilaa Iyo Afar... 

Barlamanka Somaliya Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2011.

Muqdisho(Muqdisho News) Fadhi Xildhibaanada Barlamanka Somaliya Ay maanta Ku Yeesheen Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa Ay Ku Meelmariyen miisaaniyada Xukuumada Ay ku shaqeyn Doonto Sanadka 2011. Gudoomiye ku xigeenka Barlamanka ayaa ugu horeyn xildhibaanada ku wargaliyay ka hor inta aan la guda galin ajandaha kulankii Maanta in muushinkii maalintii isniinta ay soo gudbiyeen xildhibaanada ay ku wargaliyeen...